Major Environmental Problems
in Somalia
NATURAL AND MAN-MADE |
|
The
rate of deforestation
in many areas of Somali territories is increasingly reportedly alarming. |
|
The amount of industrial toxic waste repeatedly illegally dumped in Somali seawater and the mainland is scaring. |
Tirada
faraha badan ee qashinka
sunta ah ee warshadaha kiimikada iyo nukliyeerka ee sida
isdaba-jooga ah loogu aaso biyaha iyo dhulka dalkeennu waa kuwa naxdin
leh.
|
Quantity
and quality of freshwater
resources needed for human and animal consumption, as well as for food production, are lacking. |
Biyo
tiro iyo tayo leh oo haqabtira baahida
dadka iyo xoolaha iyo weliba beeraha waa kuwa gabaabsi ah amaba la la' yahay. |
Amount of pollution entering into the groundwater from urban centres and affecting human health are increasingly growing with no actions taken to minimise and stop. |
Wasaqda
musqulaha
iyo qashin-qubyada ee magaalooyinka
oo wasaqeeya ceelasha biyaha laga cabo, taas oo saameyn xun ku leh caafimaadka,
waa kuwa sii kordhaaya, ayada oo aysan jirin wax laga qabtay.
|
Devastating
droughts
and destroying floods,
affecting everyone in the country, are inevitably recurrent without prediction and prevention. |
Abaaraha
wax-dila iyo fatahaadyada
wax-baabi'iya
waa kuwa si isdaba-joog ah uga dhaca dalkeenna, iyada oo aan saadaalin iyo ka-hortag aysan jirin. |
Magnitude
of water
and environmental crisis now facing Somali, on the eve of the 21th century, is unprecedented. |
Xaddiga
dhibaatada biyo
iyo degaaneed ee
ku soo fool leh Soomaaliya Qarniga 21aad waa mid aanan horay u dhicin. |
In
its totality, damage done to Somali's |
Isku-dar
ahaan, dhibka ku dhacay amaba loo geysto degaanka iyo biyaha dalkeenna
waa mid aan la qiyaasi
karin, waxayna u muuqataa in aanan waxba laga qaban karin xitaa markii xal loo helo dhibaatada siyaasadeed. |